(Dhageyso) Madaxweyne Axmed ”Waan ka tiiraanyeysanahay dhallinta

madoobe

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay ka tiirayaysan yihiin dhacdadii murugda lahayd ee ay ku qarqameen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka tahriibaysay dalka Masar.

Madaxwaynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam oo Maanta Magaalada Kismaayo ku qabtay Shirjaraa’id oo uu kaga  hadlayay dhacdadaas ayaa sheegay in  tani ay tahay masiibo  u baahan in laga hortago.

Axmed Madoobe ayaa  ku sheegay shirkiisa jaraa’id in Maamulada dalka iyo Dowlada Federaalka ay iska kaashan karaan joojinta  dhalinyarada Soomaaliyeed.

Shirkajaraa’id

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.