Dhageyso: Ciidamada Galmudug ee ku sugan waqooyiga Galgaduud oo la eedeeyay

Shacabka ku dhaqan waqooyiga Galgaduud ayaa ka cabanaya ciidamada Galmudug kuwaasoo ay ku eedeyeen inay qeyb ka yihiin falalka ammaan darro ee ka dhaca halkaasi.

Dadka ayaa soo hadal qaaday in ciidamadani ay ka tirsan yihiin madaxtooyada Galmudug ee Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed isla markaana dadka shacabka ah ay dhibaato ku hayaan.

Qaar kamid ah Waxgaraka iyo siyaasiyiinta waqooyiga Galgaduud sida Caabudwaaq, Balanbal, Dhabad ayaa sheegaya inaan loo dulqaadan karin dhibaatada Galmudug ku hayso Dadka xoolo dhaqatada iyo haweenka iyo xasuuqa ay wadaan .
Hoos ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.