Barakacayaal hor leh oo isaga soo cararay gobalka Shabeellaha Hoose

bara

Qoysas hor leh oo kasoo cararay colaada iyo abaaraha ka jira hobolka shabeelaha hoose ayaa soo gaaray bduleedka muqdisho.

Qoysaskan  ayaa sheegay in intii ay usoo socdeen halka ay ku suganyihiin la soo kulmeen dhibaatoyin isugu jira isbaarooyin,iyo jardil oo ay kala kulmen sida ay xuseen maleeshiya beeleed  ku sugan shabneelaha hoose.

Dowlada fadaraalka soomaliya aye kadal badeen in ay wax kaqato xaala ay ku sugan yihiin oo ay tilmaameen in aan indhaha laga qarsan Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.