Dhageyso: Guddoomiye Jimcaale oo maanta barasho ugu dhaqaaqay guddoomiye waaxeedyada Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir aya sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen gaari ay kabuuxeen waxyaabaha qarxa kaas oo ku sugnaa degmada dayniile ee gobolka banaadir .

Gudoomiyaha gobolka banaadir yuusuf xuseen jimcaale ayaa sheegay in sidoo kale ciidamada dowlada gacanta ay ku hayaan ragii waday sida uu yiri gaarigaas oo hada gacanta ugu jira dowlada soomaaliya .

Gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa xusay in ay ciidamada maamulka gobolka banaadir howlgal ay sameeyeen degmadaas isla markaana baaritaan ay ku hayaan  dadkaas oo gaaraya shan qof.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.