Warbixin: Axmed Madoobe Wali Waa La Afahmi La.yahay!

Magaalada Kismaayo Wali Xalkeeda Waa u Kacsan Inkasto oo sidii Hore aan Loo Shaacineyn Madaamo Dadkii Dhaliilaha iyo Siyaasada meesha ay Ka Xuntahay Tilaami Jiray Ay La Heshiyeen Axmed Madoobe.

Markaad Qadka talefanka Ka Wacdidi ayaa Waxa Ay ku Shegeayaan Hadlo aan Daremeyso in Maro Madow La Hoos Galinayo Wax Mesa Ka jiro .

Jah Warerka Kismayo KaTagan Ayaaa Yimid Ka dib Marki Ciidamo Taabacsan Barre Hiraale La geyay Kismaayo.

Arintaasi ayaa Qilaaf Waxa ay Ka Dhex Abuurtay Ciidamada Amisom ee Ku sugan Magaalada Kismaayo ee Ka Kala Socdo Dalalka itoobiyo iyo Kenya .

Hogaamiyaha Maamulka Jubalnd Raali Kama uusan Ahyan soo Xareynta Ciidamda iyo Geynta Magalada Kismaayo Lageynayay .

Waxaa Kulamo Kismaayo Ku Yeeshay Hogaamiyaha iyo Ciidamada Itobiyo Saraakisha ugu Sareyso ee Ku sugan Kismaayo U jedkada  ayaa Ahaa In Axmed Lagu Warejiyo Ciidamada La so Xareyay Hubkooda iyo Maamulkoda Laakin Horaa Loo Yiri  “Nimana Wax Ogeyn Allow Ha Cadaabin”

Axmed Kama war Heyn In Ciidamada iyo Itoobiyo Ay soo Kala saxiixdeen Heshiis ah inan Lagu Warejin isaga iyo Qodobo Kale Siyaasada Itoobiyo Ay Ka ledahay Xareynta Ciidamada Ay Tahay  Mid Qarsoon oo Aysan Cidna Hada Iftiimin Karin .

Dhamaan Kulamdii Axmed iyo Beshiisa Ay La Yesheen Saraakisha Itoobiyo Ayaa Ku soo Gabo gaboobay Natiijo La, aan .

Axmed Waxaa Tilaaboyin Siyasdeed  u Durkay Dhinaca Cabdi shire oo Malmahana  Ay ahayeen Saxiibo isla Qadeeyo Siyaad hoose Laakin aanan Ka dhaxeyn, Cabdi Waxaa u Kulamo La Qaatay Xubanaha Besha Sade Laakin u jeedkood Wax uu Ahaa Cabdi uu Waday in lo soo Durko dhinac Axmed  Laakin Madaxweyne Ku Xigeenka Jublandd Ayaaa Meel aanan La fileyn  Ka soo baxay Waxa uuna Diiday Rayiga ah  Axmed  in Loo Dhiibo Ciidamada.

Farataag Baryahaan waxa uu ahaa Siyaasi Si aad Xariga Siyasadede oga soo Jidaneyn  Ciidamada itoobiyo oo aan Fikir Kale Galeyn Halka Axmed Madoobe uu Fiilo Waqti dheer La jari la, yahay uu Kala Dhexeyay Ciidamada Kenya .

Xaalka Axmed Madoobe ayaa Marayo  Axmed Wali Waa La Fahmi La. Yahay

W/Q Jeylaani Husen Yusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.