Degdeg: Kooxda Atletico Madrid oo u soo Gudubtay Wareega Finalka ee Koobka Champion League-ga
Xulka Qaranka ee ka dhisan Dalka Spain ee Atletico Madrid ayaa goordhaweyd guul ka gaaray Ciyaar Semi Final aheyd oo ay la dhelayeen Kooxda Jarmalka […]
Jeneraal Indha Cadde oo sheegay inaysan waxba ka bedelayn dagaalka ka socda Somalia ciidamada UK..
Wasiiru Dowlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Dowladii KMG aheyd Jeneraal Yuusuf Indha Cadde, ayaa wuxuu ka hadlay ciidamada ka socda Dowladda UK ee soo gaaray […]
Faahfaahin: Dagaal qaraar oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo iyo khasaaraha ka dhashay
Laba qof ayaa ku geeriyootay 5-kalana waa ay ku dhawacmeen dagaal Maanta inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Galinsoor ku dhaxmaray ciidamada Galmudug iyo Maleeshiyo isbaaro […]
Kenya oo qorsheynaysa in Qunsuliyado ay ka furato Gobolo ka mid ah dalka Somalia
Dowladda Kenya oo adeegsaneysa safaaradda ay ku leedahay Somaliya ayaa qorsheyneysa in ay kordhiso qunsuliyadaha ay ku leedahay Somaliya, kuwaas oo ay gaarsiin doonto qeybaha […]
Mosko ”Rajo ayaan ka qabnaa joojinta dagaalka Xalab”
Dowladda Raashka ayaa rajeeyneysa in saacado dheeraad ah lagu daro heshiiska xabad joojinta ah ee laga gaaray magaalda Xalab Ee Dalka Suuriya Wasiirka arimaha dibadad […]
DEGDEG: Ugu yaraan seddex qof oo ku dhimatay duqeymo ka dhacay Xalab
Ugu yaraan seddex qof ayaa ku dhintay duqeymo mar kale ka dhacay magaalada Xalab, kadib markii la duqeeyay xarun caafimaad. Isbitaalka la duqeeyay oo ku […]
Daawo:Caabudwaaq= Dumar Xirfadaha Gacanta Ku Shaqeeya oo Horumar Gaarey
laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe soomaliya dumarka shaqadii raga iyo kii guriga kusoo fakadeen madaama ragu shaqo la’aan baahsan soo food saartey hadaba haweenka […]
Daawo Sawirada: Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Caalamka oo Lagu Xusay Magaalada Kismaayo.
Iyadoo maanta Guud ahaan Caalamka laga xusaayo maalinta Xoriyadda Saxaafadda ee Caalamka ayaa goobaha laga xusay Waxaa kamid ah Magaalada Kismaayo. Kulan lagu xusayay Maalintana […]
Daawo:Beesha Reer Xasan ee dagta Jubbaland Gaar ahaan Gobolka Gedo oo kashirey sidii ay uga qaybqadan lahayd
Waxaa magaalo madaxda Soomaliya muqdishu shir wayn ku qabsadey beel kamida beelaha daga Jubbalnd Gaar ahaan gobolka Gedo. Beesha Reer Xasan ayaa shirkoodu wuxuu kusaabsanaa siday […]