Mosko ”Rajo ayaan ka qabnaa joojinta dagaalka Xalab”

Dowladda Raashka ayaa rajeeyneysa in saacado dheeraad ah lagu daro heshiiska xabad joojinta ah ee laga gaaray magaalda Xalab Ee Dalka Suuriya

Wasiirka arimaha dibadad rashka Lafarof ayaa sheegay in Mosko eey rajo ka qabto in saacado dheeraad ah lagu daro heshiiska si loo yareeyo dhibaatda heeysata shacabka Ku nool Magaalda Xalab e suuriya

Hadalkan ayuu sheegay ka dib wada hadalo uu la qaatay  danjiraha gaarka ah ee QM u xilsaartay Suuriya Demestora.

“Mosko waxay hadda rajo ka qabtaa in waqti dheeraad ah lagu daro wada hadalka Siiriya si loo badbaadiyo dadka ku nool Xalab, waad la socotaan dhiig badan baa ku daadanaya magaalada Xalab waxaa loo baahan yahay in la qaado tallaabo degdeg ah” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda u qaabilsan Suuriya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.