Dhageyso: Koonfur Galbeed oo ka soo horjeesatay dacwadaha lagu qaado magaalada Muqdisho
Maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay mamnuucday dacawadaha gobalka Shabeellaha Hoose in lagu qaado meelo ka baxsan deegaannada maamulkaasi. Wareegto ka soo […]