Daawo:Mama Orphan School Waa Dugsi Lacag La’aan Ah Oo Laga Furay Degmada Caabudwaaq

Waxaa degmada Caabudwaaq laga furay Dusiga hoose dhexe Mama orphan oo ilmaha agoonta lacag la’aan ku dhiganayaan waxaana fuliyey Qurbajoogta deegaankaan kasoo jeeda aas aaskisana waxa iska lahaa Cabdi Shire Faarah oo jooga London xafladii furitaan waxaa kala hadlay maamulka iyo waxgaradka degmada caabudwaaq oo kuligood soo dhaweeyey furitaanka iskuulkaan.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.