Dhageyso: Koonfur Galbeed oo ka soo horjeesatay dacwadaha lagu qaado magaalada Muqdisho

Maxkamadda  sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay mamnuucday dacawadaha gobalka Shabeellaha Hoose in lagu qaado meelo ka baxsan deegaannada maamulkaasi.

Wareegto ka soo baxday maamulkaasi gaar ahaan maxkamadda sare ayaa lagu sheegay warkani.

Waxaa lagu sheegay in arrintani ay soo dedejisay markii ay soo bateen cabashada ay qabaan dadweynaha Shabeellaha Hoose ku nool.

Halkan ka dhagayso:

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.