Daawo:Caabudwaaq= Dumar Xirfadaha Gacanta Ku Shaqeeya oo Horumar Gaarey

laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe soomaliya dumarka shaqadii raga iyo kii guriga kusoo fakadeen madaama ragu shaqo la’aan baahsan soo food saartey hadaba haweenka ayaa baranaayey xirfado kala duwan waxaana kamida tan dumarkaan Caabudwaaq ay barteen oo ah in dharka midabkooda labadalo. waxaana warbixintaan soo direy Ayaan Cabdulaahi.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.