Madaxweynha Jubaland oo kormeeray beerxaani
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubada hoose, halkaas […]
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho taariikhi ah ku tagay deeganka Cabdalla Biroole ee gobolka Jubada hoose, halkaas […]
Wasiirka warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusman, […]
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Darajada Koowaad ayaa maanta Xukun Dil ah waxa ay ku fulisay Ex Dable Police Axmed Cabdi Maadeey oo ka mid […]
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa eedeyn kulul usoo jeediyay Dowladda Soomaaliya oo joojisay diyaaradihii qaadka […]
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed mar uu lahadlaayey shaqalaha Dowlada Hoose […]
Wararka naga soo gaarayaa gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee qeybteeda Gobalka Hiiraan ayaa maanta oo Xukun ku riday Sadex Askari […]
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan Dhabad ayaa sheegaya in Aano Qabiil loogu dilay Labo Nin oo Walaalo ah islamarkaana ahaa Dad Reer miyi […]
Ciyaar ay iskaga horyimaadeen labo kooxood oo ka tirsan kooxaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedob ayaa lagu qabtey garoonka cusub ee degmaadas, tartankaan ayaa waxaa […]
Barakacayaasha ku sugan Degmada doolow ee gobolka Gedo ayaa waxa soo food saartey daruufo adag oo ay kamid yihiin Cunto la’aan,hoy iyo daryeel la’aan waxayna […]
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Cabdixakiin Dahaair Saciid saacid ayaa faray ciidanka booliska inay si hufan o asluubeysan ay ula dhaqmaan shacabka inta ay ku jiraan […]
Deeqa Raashina oo ka timid dalka Kuwayt ayaa loo qaybiyey 230 qoys oo ah dadkii abaaruhu dhaafiyeen xoolahoodii, waxa kaloo daawo lagarsiiyey isbitaalka Buuhoodle oo […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo masjidka shuhadaa ee magaalada Muqdisho waxuu kajeediyey qudbad uu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes