Dhagesyo:Gudoomiyaha G Banaadir oo ku dhawaaqay hadal ka farxiyey Shaqalaha Dowlada Hoose iyo Bulshada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed mar uu lahadlaayey shaqalaha Dowlada Hoose ee Gobolka Baanadir inuu bixinaayo Mushaarka shaqaalaha Dowlada hoose 7 bari gudahood taas oo kafarxisey shaqalaha oo mudo aan qaadan mushaar.

Gudoomiye Taabit waxaa kaloo sheegay in bulshada kusugan Muqdisho iyo dowlda Federaalka ahba ay marti u yihiin Gobolka Baanadir loona baahan yahay in si fiican usoo dhaweeyno sababtoo ah marti lama dhibaateeyo waa lasooraa.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.