Dhageyso: Rag ku lug lahaa dilkii loo geystay Askari Jabuutiyaan ah oo Laxukumay

xukun.gedotimes.com

Wararka naga soo gaarayaa gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee qeybteeda Gobalka Hiiraan ayaa maanta oo Xukun ku riday Sadex Askari oo Caawiyey Ninkii dilay Askarigii u dhashay wadanka Jabuuti ee lagu toogtay Buulaburde, Gudoomiyaha Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida ee Gobalka Hiiraan Cabdi Ciise Cabdulle ayaa sheegay in ragaan ay Xakuntay Maxkamaddu ayakoo lagu helay dambiyada lagu soo oogay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.