Daawo: Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa Xukun Dil Ah ku fulisay askari dilay qof shacab ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Darajada Koowaad ayaa maanta Xukun Dil ah waxa ay ku fulisay Ex Dable Police Axmed Cabdi Maadeey oo ka mid ahaa Ilaalada Saldhiga Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Waxaana Askariga Dilka lagu fuliyay la sheegay in uu horay u dilay Marxuum Maxamed Cali Cabdalla oo ahaa Ganacsade ka shaqeeya Goob Timo Jare ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.