Askari Ka tirsan Amisom oo lagudilay Buula-barde ee Gobolka Hiiraan
Wararka Kaga Helaayo Degmadda Buullo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in kooxo hubeesan ay dileen askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah […]
Wararka Kaga Helaayo Degmadda Buullo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in kooxo hubeesan ay dileen askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah […]
Mu’asasada Alraxma Foundation ayaa Deeq Raashin ah u qaybisay 300 oo Qoys ka soo barakacay Abaarta oo kunool Degmada Balanballe ee Gobalka Galgaduud Deeqdaan ayaa […]
Gawaari ay wateen Xubno ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaran ee Soomaaliya,saraakiil ka socotay Dowladda Imaaraadka Carabta iyo Agaasimayaal ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa […]
Gudomiyaha ganacsiga soomaaliyeed ayaa magaalada kismaayo kaga dhawaaqey in ay kismaayo tahay xarunta ganacsiga soomaaliya kadib shir labo maalin rugaha ganacsiga soomaaliya uga Socdey magaalada […]
Kulankan oo ujeedkiisu ahaa tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah iyo Wasaaradaha […]
Degmada Guri Ceel ee gobolka Galgaduud ka dagay laba diyaarad oo sida gargaar oo ay dowlada soomaaliya u dirtay gobolka Galgaduud, Gurmadkaas waxaa loogu tala […]
Doontii u rar neyd ganacsatadii reer jubaland ee ay 1-dii bishaan xeebaha u dhow maamulka galmudug ku afduubteen burcad badeed soomaali ah ayaa waxaa maanta […]
Munasabad si heer sare loo soo agaasimey oo ay ka qayb galeen Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada Galmudug Mudane Abshir Cali shiikhey Agaasimayaasha waaxda Tacliinta sare, […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray Hannaanka shaqo ee […]
wafdi balaaran uu hogaminayo madaxweyne ku xugeynka juabbland Maxamuud Sayid Aadan ay booqasho ku tageen dagmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay halkaas kula […]
Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta kulan la xiriiray habsami u socodsiinta howlaha warfaafinta la qaatay shaqaalaha iyo madaxda waaxyaha ee […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes