Muuqaal:Wasiirka warfaafinta oo la kulmay danjiraha Imaaraadka ee Soomaaliya

Wasiirka warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusman, iyadoo kulanka looga hadlay sidii Imaaraadka Carabta ugu qeyb qaadan lahaa tayeynta warbaahinta qaranka.

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, ayaa danjiraha Isutagga Imaaraadka Carabta ugu mahadceliyay ololihii dhaqaale loogu aruurinayay dadka Soomaaliyeed oo Jimcihii laga bilaabay dalkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.