Daawo:Barlamaanka Somaliya Oo Labo ukala Jabay, kooxda Mooshin layda iyo Kooda Qarandoonka
Baarlamaanka soomaliya oo maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) iyadoo ajendaha kulanka uu ahaa sidii su’aalo loo […]
Daawo: Madaxweynaha Konfur Gableed Oo Isku Shaandhay Ku Sameeyay Golahiisa Wasiirada
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta ku […]
Wasiir Xoosh oo u sheegay xildhibanada Fowdada ah inuusan Hortagikarin ee dib loogu dhigo
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cabdiraxmaan Xoosh jibriil ayaa maanta ka cudurdaartay in u hortago Xildhibanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya, xili maanta lagu waday […]
Daawo:Wasiirkii Diinta Somaliland ayaa Masaajid gudihiisa ka qiray inay Jirto Kaniisadu, Waana Inaan Lamacaamilnaa Ilayn dowlad baanuhay
Magaalada Hargaysa waxaa kajira Xiisad kadib markii Naag Masiixiyad ah ay shegtey inay ay Soomaliland u timid sidii ay ufurui lahayd Kaniisad waana ku guuleystay […]
Ciyaar kulul oo dhexmartay Labo kooxood oo dad badana usoo daawosho tagay ayaa kadhacday Caabudwaaq”video+Sawiro”
Ciyaar kama dambays ahayd oo dhexmartay Kooxaha kala ah FC Wiriq iyo FC Al-raxma oo kamida kooxaha kadhisan Degmada Caabudwaaq waxaana ciyaartaan ay ku dhamaatay […]
Qarax Qasaare Gaystay oo kadhacay Muqdisho”Sawiro”
Qarax laga soo buuxshay Gaari nooca raaxada ah ayaa la sheegay in uu ku qarxay meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Waabari. khasaaraha ka dhashay […]
Daawo:Afar dagmo oo Cusub oo lagu soo daray Degmooyinkii Puntaland
Fadhiga barlamaanka oo uu shir gudoominayey guddoomiyaha Golaha Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay natiijada codaynta, 39 xildhibaan ayaa u codeeyay in la ansixiyo degmooyinkaas […]
Daawo:Mubaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa lahaystay 27 baa dib maxkamada Gobolka banaadir ugu celisey
Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii Muqdisho si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka […]
Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kal Fadhigii 5aad Ee Barlamaanka Cadaadana Iskaga tagaya
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maal-mihii dambe ka maqnaa Cadaado ayaa waxaa uu Magaalada Cadaado ee Xaruunta ku meel gaar ka ah […]
Wasiirka Cadaalada Somaaliya Oo Barlamaanka Hortagay
Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji,ayaa maanta hortagay golaha shacabka,waxaana wax laga weydiiyay halka uu marayo Guddiga adeegga garsoorka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane […]
Wasiirkii Amniga Jubaland Janan ayaa xabsiga Utaxaabay taliyihii Booliska Degmada Luuq
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaay sheegayaan in xabsiga la dhigay Taliyihii Saldhiga Degmada Luuq Diyaad Cabdi Kaliil. Wasiirka Amniga […]