Maqal iyo Muuqaal:Maamulka BalanBale Oo Deeq Raashin ah Gaarsiiyay Qoysas Ka Soo Bara Kacay Dagaalka Xeraale
Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa deeq iskugu jirtay Raashin iyo Daawo gaarsiiyay dadkii ka soo barakacay dagaaladii todobaadkii hore kadhacay Xeraale. Ayaanle Cabdulaahi […]