Daawo:Mubaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa lahaystay 27 baa dib maxkamada Gobolka banaadir ugu celisey

muqdisho

Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii Muqdisho si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka Soomaliyeed, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kuwareejiyey Aweys Shiiq Cabdulaahi ayaa ku wareejiyey Ismaaciil Burci gurigiisa oo ku yaaley Xaafada buulo xuubeey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.