Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kal Fadhigii 5aad Ee Barlamaanka Cadaadana Iskaga tagaya

xaaf

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maal-mihii dambe ka maqnaa Cadaado ayaa waxaa uu Magaalada Cadaado ee Xaruunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug ka furay kalfadhigii shanaad ee Baarlamanka Galmudug waxuuna kula dardaarmay Barlamaanka Galmudug inay yimaadaan oo shaqeeyaan.

Madaxwaynaha Galmudg ayaa filayaa inuu Cadaado iskaga tago oo ku noqdo Muqdisho oo ah xarunta uu si ku meelgaara ugu shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.