Wasiirka Cadaalada Somaaliya Oo Barlamaanka Hortagay

Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji,ayaa maanta hortagay golaha shacabka,waxaana wax laga weydiiyay halka uu marayo Guddiga adeegga garsoorka dalka, Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo kulanka shir gudoominayay ayaa kulanka furay wuxuuna ka hadlay muhiimada uu leeyahay dhisida golaha adeega garsoorka iyo sida lagu heli karo garsoor hufan oo uu dalka yeesho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.