Qarax Qasaare Gaystay oo kadhacay Muqdisho”Sawiro”

qarax

Qarax laga soo buuxshay Gaari nooca raaxada ah ayaa la sheegay in uu ku qarxay meel aan ka fogeen Saldhiga degmada Waabari.

khasaaraha ka dhashay waxaana la sheegay in uu ahaa Gaariga mid marayay halka uu ku qarxay oo aan ka fogeyn Isgoyska Dabka iyo dhimasho gaaraysa 5 qofood iyo dhawaac kabadan 10 qof, manajirto cid ilaa hada sheegatay.

qaraxqaraxqarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.