Daawo:Afar dagmo oo Cusub oo lagu soo daray Degmooyinkii Puntaland

puntland

Fadhiga barlamaanka oo uu shir gudoominayey guddoomiyaha Golaha Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay natiijada codaynta, 39 xildhibaan ayaa u codeeyay in la ansixiyo degmooyinkaas , 1 xildhibaan ayaa diiday, 4 xildhibaana waa ka aamusee, waxaana guud ahaa soo xaadiray Mudanayaal tiradoodu gaareyso 44 mudan.

Afarta degmo ayaa kala Dhudhib, Shaxda ,iyo xunbays oo ka tirsan gobolka karkaar iyo Bursaalax oo ka tirsan gobolka Mudug, sidoo labo mid ka mid ah degmooyinka la ansixiyay waxay ka tirsanaayeen degmadda Bender Bayla oo ka mid ahayd degmooyinkii qadiimiga ah ee ku yaal xeebaha badweynta Hindiya ee gobolka bari oo hadda laga dhigay saddex gobol.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.