Daawo:11 Wasiir oo ka tirsan Hirshabeelle oo is casilay iyo Mooshin laga gudbiyay Madaxweynaha Hirshabelle
11 Wasiir oo ka tirsan Maamulka Hirshabeele aya iska casileen xilkooda, iyadoo uu sii xoogeystay ololaha ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, Shir […]
War hada soo dhacay:Muqtaar Roobow oo kusoo Wajahan Muqdisho
Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa kusugan Magaalada xudur oo halkaas kus oo dhaweeyey saraakiil iyo madax ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed, waxaa kaloo goobta […]
Wasiir Yareesow oo Ka qayb Galay kulan looga arisanayey isafgarad la’an soo kala dhexgashay Qurbajoogta iyo DalJoogta
Waxaa isi soo taraya hadal haynta in qurbajoogta iyo bulshada Soomaliyeed ee kusugan dalka gudihiisa aysan usinayan fursaha shaqo ee dalka inta badana tixgalinta lasiiyo […]
Daawo:Khudbadii Raysawasaraha Soomaliya ka jeediyey Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo loogu dabaal degayo munaasabadda maalinta dhalinyarada aduunka ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ayadoo munaasabadda ay ka qeybgalayaan […]
Maqal iyo Muuqaal:Wariyaasha Puntland oo sheegay In Warshada Lacagta Sameysa Puntland ku Taalo
Wariye Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) ayaa maxkmadda gobolka Nugaal maanta ku siideysey damaanad kadib markii 6 maalmood uu xirnaa isaga oo aan la dacweyn […]
Daawo:Jawaari oo si cajiib ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Cape Town
gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed maxamed Sheikh cusmaan “jawaari” ayaa waxaaa ka mid ahaaa safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka South Africa Jamaal Maxamed Barrow, Xoghayaha joogtada […]
Dhageyso:Galmudug oo lagu eedeeyay in ay Rasaas ku Fureen Gaari ay la socdeen Arday wax kabarata Iskuulada ku yaal Magaalada Caabudwaaq.
Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay in ay Rasaas ku Fureen Gaari ay la socdeen Arday wax kabarata Iskuulada ku yaal Magaalada Caabudwaaq. Shaqaaqadaan ayaa […]
Raysawasare ku xigeenka Soomaaliya oo ka Qayb galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduuka.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dhalinyaradda aduunka oo […]
C/Rixmaan Faroole oo iska casilay Xubinimadii Guddiga Dibu eegista Dastuurka Soomaaliya
Senator Cabdiraxmaan Maxamed Faroole madaxweynihii hore ee Maamulka puntland oo kamid ahaa xubnaha guddiga Dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal Soomaaliya ayaa ku maanta […]
Maqal iyo Muqqa+Sawiro:150 Guri oo Casriya oo Laga Hirgalinaayo Degmada Bangeele ee Gobolka Galgaduud
Degmada Bangeelle ee gobalka Galgaduud ayaa lagu qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay deegaameen in kabadan 150 Guri oo laga hirgalinayo degmadaasi, waxaana dhagax dhihii guryaaha […]
Askari Goor Dhow Lagu Toogtay Xaafada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho.
Wararka Naga soo gaaraya Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamda Ammaanka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ay howlgal baaran ka bilaa xaafadaas kadib markii Askari […]