Video+Sawiro:Faahfaahin Dheeraad ah oo Laga Helaayo qaraxii ay Fashiliyeen Ciidamada Amaanka
Ciidammada Amniga Soomaliya ayaa ka hortagay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed, Ciidmada ayaa Xiray wadada Maka […]