dowlada soomaaliya oo furtay bandhiga Wajiga 1aad ee Shaqo Abuurka loogu sameynayo 1,000-ka Dhalinyaro oo ku nool gobolka banaadir
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Thaabit Cabdi Maxamed oo kahadlay Munaasabadan ayaa sheegay in dhalinyaradan 1,000 ay tahay farsadeeda ay ka faaiideysanayaan […]