Daawo:Masuliyiinta Baardheere oo kormeeray dhismaha wadada isku xirta garoonka iyo magaalada

wado

Wadada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka bilowday dib u dhis lagu dayatiraayo wadadaas oo bur bur oo gaaray, waxaana goobta dhismaha ka socdo Kormeer kutagay madaxda kala duwan ee degmada Baardheere ee gobolka gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.