Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal oo la Magacaabay”Akhriso”

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ayaa  loo Magacaabay Gaashaanle Sare Faarax Warsame C/raxmaan,waxaana Xilkii laga qaaday  Gaashaanle Sare C/rashiid Maxamuud Aw-Xuseen oo horay u ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal.

Taliyaha Cusub ayaa la faray inuu Guto Howshiisa islamarkaana uu isbadal ku sameeyo Shaqada Ciidamada Booliska Ee Gobolka Nugaal.

Halkaan Hoose ka Akhriso Wareegtada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.