Wararka Maanta
Dhuusamareeb: Maamulka Ahlu Sunna oo ka hadlay sababta uu u baaqday RW Sharmaarke
Maamulka Ahlu Sunnada goballada dhexe ayaa ka hadlay sababta keentay dib u dhaca ku yimid safar Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia lagu waday inuu maanta ugu […]
Uhuru Kenyatta oo mar kale ka hadlay go’aanka lagu xidhayo xeryaha qaxootiga
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aanka lagu celinayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkiisa jooga uu yahay mid aan laga laaban Karin. Madaxweynaha Kenya […]
Dagaallo xooggan oo ka dhacay Suuriya
Dagaal culus, ayaa laga soo sheegayaa waqooyiga Suuriya oo kooxda Khilaafada Islaamku isku dayeyso inay qabsato magaalada ay falaagadu haysato ee Marea. Ciidamada kooxda Khilaafada […]
Madaxweyne Axmed Madoobe oo u duulay magaalada Muqdisho
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa u ambabaxay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Axmed ayaa ka qeyb galaya shir ay leeyihiin madaxda maamullada iyo dowladda iyo beesha caalamka. arrimaha […]
Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Suuqweyne ee Kismaayo
Waxaa meel fiican maraya Masjidka suuqwayne ee Kismaayo waxaa laga codsanyaa Muslimiinta meeley joogaan inay ka qayb qaataan dhismaha Majidka ilaahay qofkii wax kudarsadana aqiruu […]
Dawlada Somaliya Oo Markii u Horaysay Qaaday Imtixaanka Shahaadiga iyo Raysawasaare Kuxigeenka oo
Maanta oo ah Sabti 28/05/2016 waxaa soomaliya kabilowday imtixaankii iskuulada, waalidiinta,macalimiinta iyo ardayda ayaa udiyaar garoobey imtixaanka iyadoo arayda iyo macaliinta ay waqti badan ku […]
Munaasibadii Taageerada Madaxweyne ku Xigeenada Jubbaland Maxamuud sayid Aaden,C/qaadir Lugadheere Iyo Heshiiskii Kismaayo
Waxaa Magaalada London ka dhacday xafladii lagu taageeayey heshiiskii Kismaayo ku dhex marey beel kamida beelaha daga jubbaland iyo magacaabistii labada madaxwayne ku xigeen Maxamuud […]
Wax ka ogow booqashada taariikhiga ah ee Obama ku joogo Hiroshima
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaaray magaalada Hiroshima ee dalka Japan, waxa uuna noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay oo Mareykan ah oo booqda goobtii ugu horreysay […]
Afmadow oo dadi ugu dhinteen xanuunka shuban biyoodka
Wararka ka imaanaya Degmada Afmadow ee Gobbolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in labo carruur ay geeriyootay laba kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii […]
Cudurka Daacuunka oo Dad Badan ku Dilay Woqooyi Bari Kenya
Cudurka daacuudnka oo in muddo ah faro ba’an ku hayey degaanno ka tirsan Gobka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa la soo sheegayaa inay sii […]
Maamulka Isbitaalka Guriceel ”Siyaasadaha gobalka ayaa shaqada isbitaalka saameysay”
Maamulka isbitaalka degmada Guriceel ayaa sheegay in siyaasadaha isdiidan ee ka jira gobalka Galgaduud inay saameyn ku yeesheen howlihii shaqo ee Isbitaalkaasi. Cali Cumar Tarabi […]