Madaxweyne Axmed Madoobe oo u duulay magaalada Muqdisho

madoobe

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa u ambabaxay magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Axmed ayaa ka qeyb galaya shir ay leeyihiin madaxda maamullada iyo dowladda iyo beesha caalamka.

arrimaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa in shirkani looga hadlayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.