Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Suuqweyne ee Kismaayo

masjid

Waxaa meel fiican maraya Masjidka suuqwayne ee Kismaayo waxaa laga codsanyaa Muslimiinta meeley joogaan inay ka qayb qaataan dhismaha Majidka ilaahay qofkii wax kudarsadana aqiruu ubaxsanayaa waxaa walaaha Soomaliyeed inay sameeyeen sidii lagu aqoon jiray oo ahayd inay qayrka udagdagaan.
kala xariir Masjidka Shiiq Maxamuud yuusuf Ciise Tel 252612558860
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.