Dawlada Somaliya Oo Markii u Horaysay Qaaday Imtixaanka Shahaadiga iyo Raysawasaare Kuxigeenka oo

Maanta oo ah Sabti 28/05/2016 waxaa soomaliya kabilowday imtixaankii iskuulada, waalidiinta,macalimiinta iyo ardayda ayaa udiyaar garoobey imtixaanka iyadoo arayda iyo macaliinta ay waqti badan ku bixiyeen siddi ay najiito fiican ardayda u heli lahayd, Raysawasaare kuxigeenka Somaliya iyo wasiiro ayaa booqday iskuulada qaarkood siiba kuwa Muqdisho, waxaana lafilayaa in arday kabadan 50,000 inay imtixaanka ufariistaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.