Munaasibadii Taageerada Madaxweyne ku Xigeenada Jubbaland Maxamuud sayid Aaden,C/qaadir Lugadheere Iyo Heshiiskii Kismaayo

Waxaa Magaalada London ka dhacday xafladii lagu taageeayey heshiiskii Kismaayo ku dhex marey beel kamida beelaha daga jubbaland iyo magacaabistii labada madaxwayne ku xigeen Maxamuud Sayid Aadan iyo C/qaadir Lugo Dheere.
Xafladaan oo ahayd mid heer sarre loo soo agaasimyey oo ay ka qayb galeen Jaaliyadaha Jubbaland ee Dagan London ayaa waxaa ka hadlay qaybaha kala duwan ee shacabka Jubbaland waxaana lagu taageerey magacaabista labada madaxwayne kuxigeen iyo in lafuliyo heshiiskii Jubaland ku gaareen maamulka Jubbaland iyo Beel kamida Beelaha daga Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.