Maamulka Isbitaalka Guriceel ”Siyaasadaha gobalka ayaa shaqada isbitaalka saameysay”
Maamulka isbitaalka degmada Guriceel ayaa sheegay in siyaasadaha isdiidan ee ka jira gobalka Galgaduud inay saameyn ku yeesheen howlihii shaqo ee Isbitaalkaasi. Cali Cumar Tarabi […]