Dhageyso: Dowladda Galmudug ee Cadaado oo dhul bixinta sharci u sameysay

Maamulka degmada Cadaado ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay ducoment sax ah oo waaxda dhul bixinta ee dowladda hoose ay ku shaqeyn doonto.

Guddoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa sheegay in sharciyeyn doonaan guryaha aan dhisnayn, kuwa aan sharciga lahayn iyo boosaska bannaan ee ku yaalla magaalada Cadaado.

Waxa uu sheegay in tani ay tahay shaqo adag oo ay hirgalinteeda muddo ku howlanaa maamulka magaalada Cadaado.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.