Wararka Maanta
Daawo:Fadlan Caawiya qoys Labo Gabdhood kaxanuunsan yihiin oo Caawimaad dag daga Ubaahan
Fardowso xasan cali oo waa 24 sano jir la il daran xanuunka qalalka Halka walaasheed ka yar fardowso oo lagu magacaabey faiso xasan cali uu […]
Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Dastuuka Somaaliya Oo Gaaray Garoowe
Wafti balaaran oo uu hogaaminaayo wasiirka Dastuurka Soomaliya Cabdi xoosh Jibriil ayaa soo gaaray Garoowe waxayna kulan Laqaateen Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas […]
Daawo:Somalida Sweden oo ka banabaxay 6 caruur oo laga qaatay qoys Somaliya
Banaanbax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Somalida ku dhaqan dalka Sweden oo looga soo hor jeedo qoys Soomali ah oo 6 caruura laga qaatay […]
Daawo:Shirwaynihii Dib u heshiisiinta Qaran oo Muqdisho ka furmay
Wararka ka imaanayan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay Shirweynihii Qaran ee dib u hehsisiinta Soomaliya kas oo ay horay u iclaamisay Wasaarada Arimaha […]
Dhageyso:Gudoomiye Taabit oo oo sharaxay Ujeedka Ciidmada Xasilinta Amniga G Baadir
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay ujeedka howlgalka xasilinta amniga Muqdisho wuxuuna yiri Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta […]
Daawo:Caabudwaaq Ciyaar Kulul oo dhextay Kooxaha Kala Ah FC Wiriq Vs Al-Raxma
Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka socday Ciyaarihii koobkii Bisha barakaysan ee Ramadaanka waxaana isku arkaaya koox badan, Ciyaar kulul aya waxaay dhex maratya […]
Muuqaal:Guddoomiyah Cusub Ee Gobolka Hiiran Oo Gaadhay Baladwayn
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cumar Baadiyow oo gaaray Magaalada baladwayne ayaa umahad Ciliyey Dhamaan dadkii ka qeeyb qaatay soo dhaweeyntiisa waxa uuna tilmaamay in […]
Maqal iyo Muqaal Sawiro:Caabudwaaq Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo qaban qaabiyay Munaasabad lagu xusayay Shuhadadii Bader
Culumaa’udiinka Ahlusuna ee Degmada Caabudwaaq oo soo qaban qaabiyay Munaasabad lagu xusayay Shuhadadii Bader oo sanad walba laqabto 17 Bisha Ramadaan laqabto Ayaanle Cabdulaahi Jaamac […]
Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo loo soo dhaweeyay qaab kaduwan Raysawasaarayashii hore
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaasoo uu kaga […]
Muuqaal:Faysal Cali waraabe oo eedayn dusha kaga Tuuray Dowlada Itoobiya iyadoo sixun noola dhaqanta
Faysal Cali waraabe ayaa Cambaareeyey Dowlada Itoobiya iyadoo shacabka ka tilaabaya Wajaale la dhibaateeyo markay gudaha u galaan Itoobiya, shacabka waxaa loola dhaqmaa si xun […]