Daawo:Fadlan Caawiya qoys Labo Gabdhood kaxanuunsan yihiin oo Caawimaad dag daga Ubaahan

far

Fardowso xasan cali oo waa 24 sano jir la il daran xanuunka qalalka Halka walaasheed ka yar fardowso oo lagu magacaabey faiso xasan cali uu ayana haleeley xanuunka qalalka oo ey garabtaal nasiib daro waalidka dhaley maahan kuwo awoodo in ey geeyaan hospital Waayo waxaa ka dhamaadey xoolahoodii maadaama ey xoola dhaqato ahaayeen Fadlaan caawi qoyska dhiban oo labadii gabdhood oo curadka aheyd ey ka xanuusan siyiin daawo muuqalka qoyska ku dhiban canuurtooda oo xanuusan fadlan kawac telkaan talo iyo waxtarmaba 00252619028869.00252615066616 aabe xasan cali nuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.