Daawo:Somalida Sweden oo ka banabaxay 6 caruur oo laga qaatay qoys Somaliya

sweden

Banaanbax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Somalida ku dhaqan dalka Sweden oo looga soo hor jeedo qoys Soomali ah oo 6 caruura laga qaatay ayaa waxay socod dheer ku mareen magaalada dhexdeeda, dadkaan bananbaxayey ayaa waxay isugu jireen Waayeel,Dhalinyaro,Caruur ayakoo muujinaayey sida ay ugu qun yihiin ilmahooda la qaatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.