Daawo:Shirwaynihii Dib u heshiisiinta Qaran oo Muqdisho ka furmay

shir

Wararka ka imaanayan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay Shirweynihii Qaran ee dib u hehsisiinta Soomaliya kas oo ay horay u iclaamisay Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya,Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya C/faarax Siciid Juxa,Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabit, Raysawsaarihii hore Soomaliya Cali Maxamed Geedi iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Shirkaan ayaa looga hadlayaa sidii Bulshada soomaliyeed ay colaad iskaga dayn lahayd loona heshiin lahaa madaama Soomaliya soo martay dagaalao kala duwan.

shir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.