Dhageyso:Gudoomiye Taabit oo oo sharaxay Ujeedka Ciidmada Xasilinta Amniga G Baadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay ujeedka howlgalka xasilinta amniga Muqdisho wuxuuna yiri Ciidamada isku dhafka ah ee xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgalo joogto ah ka wada Xaafadaha magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoysyada iyagoo mid mid ubaaraya gaadiidka raaxada iyo kuwa dadweynaha ayakoo si wanagsan ula dhaqma dad waynaha markay shaqadooda gudanayaan.

Guddomiyaha Gobolka baanaadir ayaa umad celiyey ciidamada Sugida amniga Magaalada Muqdisho shaqada wanaagsan ee ay u hayan umadooda shacabkuna waa ku mahadsan yihiin siday ugu fududeeyeen ciidamada inay gutaan howlahooda shaqo.
Hoos kadageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.