Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Dastuuka Somaaliya Oo Gaaray Garoowe

xoosh

Wafti balaaran oo uu hogaaminaayo wasiirka Dastuurka Soomaliya Cabdi xoosh Jibriil ayaa soo gaaray Garoowe waxayna kulan Laqaateen Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxayna ka wada hadleen ujeedka ay weftigani kusoo gareen Puntland gaar ahaan caasimada Garoowe oo ahayd dib u eegista dastuurka Soomaaliya kaasi oo ay dawladda Fadaraalka Soomaaliya ku hawlan tahay dib u habayntiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.