Wararka Maanta
Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Boqolaal Dad Ah Kula Hadlay Masjidka Isbahaysiga Salaadii Jimcaha kadib
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo boqolaal Dadweyne ah Maanta Salaadda Jimcaha kula dukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa wuxuu ka hadlay Ficilada […]
Daawo:Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo hadal layaableh ka sheegay Dagaalkii Beenyaale
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa waxuu sheegay inay ku guulaysteeniany joojiyaan dagaalkii kasocday Beenyaale, Ugaaska ayaa sheegay in laga diiday ciidankii kale in dib u […]
Dhageyso:-Shiiq Shaakir oo Ku Baaqday In La Joojiyo Dagaal ka socda Beenyaale
Madaxweynaha Maamulka Gobalada Dhexe Shiiikh Shaakir ayaa Waxaa uu ku baaqay beelaha ku diriray Beenyaale in ay joojiyaan dagaalka oo ay garbaha is qabsadaan si […]
Muuqaal:Wasiirka Caafimaadka oo booqatay dadkii ku dhaawacmay weerarkii Pizza House
Wasiirka Wasaradda Caafimadka iyo Daryeelka bulashada ee Xukumadda Soomaaliya Fowsiya abiikar Nuur iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta Isbitaalada Madiina iyo Reccep […]
Muuqaal:Raysawasaare Khayre oo la dar-daarmay Ergooyinka Shirweynaha Wadatashiga Qaran
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey ergooyinka ka qeyb galaya Shirweynaha […]
Madaxwaynaha Puntland oo Sheegay Puntland Ma Ooydo ee Waa Aarsataa
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 June 2017 si rasmi ah u furay kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland, Furitaanka Kalfadhigani ayaa […]
Odayaal Baaq U Diray Beelo Ku Dagaalamaya Deegaanka Banyaalay
Daal qaasaro gaystay aya kasocda deegaan Banyaalay odayaal iyo wax garad kasoo jeeda degaankas ayaa ugu baaqay labada garab ee isku dagaalaysa deegaankaa inay xabnada […]
Akhriso:Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya oo Cambaareeyay Weerarkii Pizza House iyo Posh
Wakiilka qaramad Midoobay u qaabilsan Soomaliya Michael Keating ayaa aad u Cambaareeyneeyso weerarkii Xalay lagu qaadayPizza House iyo Posh, islamarkaan uu Tacsidda la wadaageeyso Qoysaska […]
Dhageyso:Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Oo cambareyey Weerarkii Dadka Badan Ay Ku Dhinteen
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cambaareeyey weerarkii iyo dagaalka tooska ahaa ee xalay lagu qaday Maqaayadaha kala ah Pizza House iyo Posh […]
Dhageyso+Sawiro Ciidamada Gaashaan oo Soo afjaray Weerarkii xalay lagu qaaday Pizza House iyo Posh
Laamaha ammaanka Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Dagaalyahano ka tirsanaa al-Shabaab xalay fiidkii ay ku qaadeen Hotelka Pizza […]
Daawo:Muqdisho Qaabkii ay dhacday Ragii lagu eedeeyey Dilka Wasiir Siraaji
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax alifle Cusmaan Salaad Barre […]