Daawo:Muqdisho Qaabkii ay dhacday Ragii lagu eedeeyey Dilka Wasiir Siraaji

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba gabeysay dhageysiga eeydeymihii loo heystay Dable Xoogga Axmed C/llaahi Cabdi Ceydiid iyo Seddax alifle Cusmaan Salaad Barre oo isna ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed islamarkaana labadoodaba ilaalo u ahaa Hanta dhowrihii Guud ee Qaranka oo ku eedeysan dilka Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska ,balse eedeysanaha koowaad oo ah Dable Xoogga Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid ayaa si gaar ah loogu heystaa inuu dilay Wasiirka ka dambeeyay halka eedeysanaha labaad oo ah Seddax alifle Cusmaan Salaad Barre lagu soo eedeeyay waajib gudasho la’aan oo ah arinta maxakamada dooda badan ka dhex dhalisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.