Dhageyso+Sawiro Ciidamada Gaashaan oo Soo afjaray Weerarkii xalay lagu qaaday Pizza House iyo Posh

qarax

Laamaha ammaanka Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Dagaalyahano ka tirsanaa al-Shabaab xalay fiidkii ay ku qaadeen Hotelka Pizza House iyo Meesha lagu caawiyo Posh Treats.

Ciidammada sida gaarka ah u Tababaran ee Gaashaan ayaa ku guulestay inay soo Afjaraan weerarka Argagixisada ay soo qaadeen, Howlgal qaatay muddo saacado ah oo ay ciidamada sida gaarka ah u diyaarsan xalay ilaa iyo saakay ay wadeen ayaa lagu guuleystay in la soo gaba-gabeeyo iyadoo goobta laga soo saaray dad dhaawacya qaba iyo kuwa dhintay.

 

qaeax

qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.