Dhageyso:Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Oo cambareyey Weerarkii Dadka Badan Ay Ku Dhinteen

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cambaareeyey weerarkii iyo dagaalka tooska ahaa ee xalay lagu qaday Maqaayadaha kala ah Pizza House iyo Posh ee Gobolkan Banaadir.

Madaxwayne Farmaajo ayaa shegay in ay tahay wax laga xumaado in lalaayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan islamarkaana dhiigooda la daadiyo iyakoo ku jira qayybihii ugu dambayey ee bisha Ramadaan.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.