Muuqaal:Wasiirka Caafimaadka oo booqatay dadkii ku dhaawacmay weerarkii Pizza House

Wasiirka Wasaradda Caafimadka iyo Daryeelka bulashada ee Xukumadda Soomaaliya Fowsiya abiikar Nuur iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta Isbitaalada Madiina iyo Reccep Teyip Erdogan ku booqatay qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay weerarkii maleeshiyadka Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaayadda Pizza House ee magaalada Muqdisho.

Agaasimaha guud Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf Xasan ayaa Wasiirka ugu warbixiyay dhaawacyada la geeyay isbitaalka iyo sidi ay ugu guleeysteen iney la tacalaan dhaawacyadii u baahnaa in loo sameeo gar gaar deg deg ah, isagoo xusay in inta badan buukanadi la kenaay isbitaalka si wanaagsan loola tacaalay caafimaadkoodane uu aad uu wanaagsan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.