Daawo:Madaxweyne Farmaajo Oo Boqolaal Dad Ah Kula Hadlay Masjidka Isbahaysiga Salaadii Jimcaha kadib

far

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo boqolaal Dadweyne ah Maanta Salaadda Jimcaha kula dukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa wuxuu ka hadlay Ficilada xun xun oo ay dhaqanka u leeyihiin Maleeshiyada Argagixisada ah ee caadaystay inay daadiyaan dhiiga shacabka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.