Daawo:Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo hadal layaableh ka sheegay Dagaalkii Beenyaale

u

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa waxuu sheegay inay ku guulaysteeniany joojiyaan dagaalkii kasocday Beenyaale, Ugaaska ayaa sheegay in laga diiday ciidankii kale in dib u qaadaan waxaana yaab ah ayuu yiri ninkii aan soo dhaweeyney in uu dhaho difaac baan meeshaan kaga jirnaa.

Ugaas Xasan ayaa sheegey inuu lahadlay ugaas Xasan inuu ciidankiisa dib uqaado waana wax laga xumaado in ugaaska diido in ciidankiisa dib uqaato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.