Daawo:Caabudwaaq Ciyaar Kulul oo dhextay Kooxaha Kala Ah FC Wiriq Vs Al-Raxma

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka socday Ciyaarihii koobkii Bisha barakaysan ee Ramadaanka waxaana isku arkaaya koox badan, Ciyaar kulul aya waxaay dhex maratya labada kooxood ee kala ah Al-Raxma iyo Kooda Kale ee FC Wiriq labada koxood aya soo bandhigay ciyaar wanagsan mid walabana waxay rabtay inay guusho qaado ugu dambayntiina waxay guushu raacday kooxda Fc Wiriq oo ku badisay hal gool.
cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.